Wednesday, 16 December 2015

free Microsoft office 2010 Portable for full

downloadfree micro soft portable 2010  ah ayaan idiin soo diyaarinay kaas oo aan ugu tala galay dadka qaar kood ay isoo waydiiyeen waxaan u baahanahay micro soft office 2010 sidee u helnaa ?
sidaas owgeed software kaan waa portable uma baahna serial number iyo in lagu dajiyo computerka horay ayaad ka isticmaalaysaa .
softoware kaan microsoft waxaan aaminsanahay in aysan waxba ku kala duganayn kan kale ee aan portable ka ahayn ee caadiga ah .
waan rajaynayaa in aad ka faa,idaysan doontaan .
microsoft office 2010 portable
waxa u leeyahay dhammaan noocyada kla duwan ee uu leeyahay micro soft fadlan Soo Download garayso horay ayaadna ka isticmaali kartaa adoon wax kale u baahnayn . waad mahadsantihiin dhamaan .
Ka DOWNLOAD Halkaan:
my animation Downlaod
………………………………………………………………………………………………………………………………………..
Waxaa soo diyaariyay :  Ahmed abdullahi jama (ahmed roorshe /dhagacade)
waxaad nagala soo xiriiri kartaa :

No comments:

Post a Comment