AVG Internet Security 2013 noocii ugu danbeeyay ee ay shirkadu soo saartoh
Waa Maxay AVG 20013 ?
AVG waxuu ka mid yahay barnaamijyada compterka ka ilaaliya faayraska ( virus) kuwa ugu awood badan , waxuuna ka mid yahay barnaamijyada ugu isticmaalka badan oo looga hortago faayraska (vurus ) waxaa soo saartay shirkadda caanka ah ee AVG .
Waa noocii ugu danbeeyay oo ay shirkaddu soo saarto .
waa AVG internet security 2013 .
waxaa diyaariyey:ahmed abdullahi jama (ahmed dhagacade/roorse)


No comments:
Post a Comment